Rules in somalian (Xeerarka)

Rules for reserving time at a computer in the library
  1. Si aad u ballansato kumbijuutarka maktabadda wa in aad yeelato lambar macmiil (lånernummer) iyo erey gallo kumbijuutar (passord). La xirir shaqaalaha haddi aanad taas haysan.
  2. Waxa aad ballansan kartaa hal kal maalinti, kal kastaa wa 30. daqiiqo. (Ama 2 kal oo min 15.daqiiqa ah).
  3. Waxa aad sii ballansan kartaa 7 maalmood oo hordhac ah, waxaanad ugu badnaan samaysan kartaa 7 ballansi halkii marba.
  4. Wakhtiga aad ballansatay waad waayeysaa haddi aanad ku gallin kumbijuutarka 10 daqiiqo gudohood kaddib wakhtigii aad bilaabilahayd.
  5. Waad arki kartaa kumbijuradda la geliyey borogaraamka qoraalka (tekstbehandling), marka aad gacanta yar (mus) korgeyso lambarka kumbijuutarka. Haddi aan wax kale la sheegin standarku waa internett-horseede (internettbrowser).
  6. Kumbijuutarka qaybta-caruurta keliya waxa isticmaali karaa dadka da'doodu ka hooseyso 15 sanno.

Haddi mashiinku is-duqeeyo/hallaabo/xumaado iyo wax la mid ah, nasiibdarro waxa aad waayeysaa ballansigii aad sameysatey.

Publisert 08.07.2010, sist endret 08.07.2010 - 12:22
Side-alternativer